Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay gaari qaraxyo laga soo buuxiyey (Sawirro)

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 5aad, Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab iyo Ciidanka Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland, ayaa soo bandhigay Hub iyo Qaraxyo ay ku soo qabteen Howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin ka tirsan Gobolka Jubbalad Hoose. Howlgallada ayaa si gaar ah looga fuliyey degaanada Beerxaani, Qudus, Dharkeyn Urur, Yaaq dabayl iyo Barjalla … Continue reading Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay gaari qaraxyo laga soo buuxiyey (Sawirro)